arxanQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld arax (1).1. Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.2. Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.