arxan

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld arax (1).
  2. 1. Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.2. Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.
  3. U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.

ehel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaraabo, sokeeye, xigto. ld ahal, ahalo, ehelo.