Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Ciqaab ka dhasha waxyeello horey la isu gaarsiiyey; godob. ld asaayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bo, m.l/dh)
Macnaha:
Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.
Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur