godob
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bo, m.l/dh)
Macnaha:
- Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaq.
- Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaa.

