asaraaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg asaraar². ld asaraar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asaraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.Muran runta lagu diidayo samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0