jactad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub. 2. Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.
  2. 1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asaraarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asaraar². ld asaraar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur