asduurad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld usduuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

usduuro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur