usduuroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Dhacdo taariikheed oo sooyaal ah, oo wax laga beddelay qaabkeeda hore. ld asduurad, usduurad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
asduuradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld usduuro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
usduuradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld usduuro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00