aseeb

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. ld asiib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asiib

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur