asiib
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-bay, -btay)
Macnaha:
- 1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

