aseendoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Beer weyn oo geed mirood ku abuuranyahay; awno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
awnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Aseendo; beer weyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0