awno

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Aseendo; beer weyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aseendo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Beer weyn oo geed mirood ku abuuranyahay; awno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur