ashahaadashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ashahaado².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ashahaadoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qiritaanka in Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo direy yahay.In Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00