ashahaado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qiritaanka in Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo direy yahay.
  2. In Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

n

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (na')

Macnaha:

  1. Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur