asheer

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Ka a.: roob da'aya meel dedan oo aan darooreyn ka gelid. ld asheero.

asheero

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. ld asheer.