askaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld askax.

askax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.