askax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax laba meelood loo qaybshey, middood.
  2. 1. Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso. 2. Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
  3. (juqr.) Xarriiqo barbarra ah oo isku xira cirifka waqooyi iyo kan koonfureed.
  4. 1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.g) Wax keydin. 3. (f.g) Qalin, teeb iwm wax ku qorid. 4. (f.g) Cid wax barid. 5. (f.mg) Ka dh.: wax meel saaran dejin. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax uu la cararayo ka ridid. 7. (f.mg) Ka dh.: cid jago u magacaabid. 8. Ka dh.: wax in uu yahay wax aan lugu hubin u qaadasho. 9. Kala dh.: wax kala saarid. 10. Sabab uga dh.: wax dhaca cid u aanayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gumaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

askaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld askax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur