askunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld askumid.1. (f.g) Bilaabmid; dhalasho. 2. (f.mg) Ka soo a.: ka billaabmid; ka dhalasho.