askunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld askumid.1. (f.g) Bilaabmid; dhalasho. 2. (f.mg) Ka soo a.: ka billaabmid; ka dhalasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhalashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:1. Qof isir ama jinsiyad ahaan meesha uu ka soo jeedo. 2. ld dhalad. eeg dhalo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
askumidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg askun². ld askun¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0