asturQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asturidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg astur². ld astur¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0