khajal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.
  2. Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².

xishood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg xishoo.

asluub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhaqanwanaag; anshax.

asturnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg asturan². ld asturnaansho.

khajil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld khajal¹.
  2. ld khajal².