aw-daareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ciyaar leh sida mingiska, rooxaan dadka ku soo degta; degaanka webiyada ayaana laga yaqaanaa; mokhoddon; gunjis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mokhoddonQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld mokhoddan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gunjisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(muus.) Durbaan yar oo u eg midka la yiraahdo mokhoddon, waxaana loo adeegsadaa ciyaarta aw-daare.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0