gunjis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (muus.) Durbaan yar oo u eg midka la yiraahdo mokhoddon, waxaana loo adeegsadaa ciyaarta aw-daare.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur