Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg awdan². ld awdnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)
Macnaha:
Wax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).
Wax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur