awdan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)
Macnaha:
- Wax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).
- Wax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

