axaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

axran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld axaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur