axarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg axaran. ld axarnaansho, axranaan, axranaansho.

axaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.

axarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld axarnaan.

axranaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld axaranaan.

axranaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld axarnaan.