axgab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. A. ah: tabarbeelidda nafley tabar beeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed. 2. ld axgabid.
  2. Nafley jirro, gabow, daal iwm la tabarbeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

axgabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg axgab². ld axgab¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur