axmaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qiin /-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan caqli badan lahayn; nacas, dabbaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur