axsaabQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:eeg xisbi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xisbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan. 2. Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0