xisbi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan. 2. Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

