aynab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Laynta dad badan hal mar la wada laayo.
  2. Dad badan hal mar wada layn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur