layeele

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Magaca tilmaama qofka ama shayga uu ku dhaco falka yeeluhu sameeyo. Tus. “Saynab waraaq ayay qortay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur