baadari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.

Lamidka: baaderi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaderi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baadari.

Lamidka: baadari

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur