boob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.
  2. 1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho. 3. Dedejin (cunid, socod, iwm).

boobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boob². ld boob¹ (4).