baadiggefQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid.Baadi la raadiyey waayid.Lamidka: baadiggefidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
baadiggefidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹.Lamidka: baadiggefSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00