baadiggefid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹.

Lamidka: baadiggef

baadiggef

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid.
  2. Baadi la raadiyey waayid.

Lamidka: baadiggefid

m

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.

Lamidka: ma'

f

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.