baafin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baafi. ld baafis.

Lamidka: baafi, baafis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baafi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Baadi, dad badan weyddiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baafis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baafin.

Lamidka: baafin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur