baahasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaho².

Lamidka: baaho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Iskaashi iyo wax wadaqabsi dad gaar ah ka dhaxeeya.
  2. 1. Baahi dareemid (nafley). 2. U b.: wax la'aantiis u mucurteysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur