baxarsaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.