baxarsaaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

