baalcadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Waxaro abab ah.1. Qaloon loogu talagalay in alla bari lagu samaysto; salool. 2. ld baalcas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saloolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.Hilib salool ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baalcasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cayayaan yar, diqsiga u eg, kase weyn oo xoolaha qaniina geeluna ku dhukaamo. ld baal¹ (4), baalcad² (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0