saloolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.Hilib salool ka dhigid.