baansashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baanso. ld baansad, baansi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baansoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baansadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baansiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baansasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0