baanso
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.
- Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

