baaqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaqo. ld baaqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. 1. Meel tegiddeeda ka maqnaan. 2. Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid. Tus. “Shirkii wuu baaqday”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baaqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur