har

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax if qabtay hooska uu bixiyo. 2. Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
  2. 1. (f.g) Digo iwm meel ka xaarid. 2. (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho. 3. (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.