faarumayso
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
- 1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

