baaro
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
- 1. Xoolo naftu ka baxayso rafasho. 2. Ku b.: wax burburin ama baabbi'in. Tus. “Beertii dibi qooqan baa ku baartay”.
- Wasakh midab cad leh oo ka dhalata marka aan la nadiifin xubnaha taraanka dadka aan la gudin.
- Wax qarsoon, raadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

