baarran
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ammo/-anno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef. 2. ld baarramid.
- La b.: cid hadal la yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

